Marabtaa inaad kaqeyb gasho SAVE?

Haddii aad uur leedahay (ma aha mataano ama ka badan) oo aad qorsheynaysid inaad si aan caadi ahayn ku dhasho dhalashada SUS Malmö, waa lagugu soo dhaweynayaa inaad kaqeybqaadato baaritaanka.

Waxaa sidoo kale loo baahan yahay in cunugga ku dhasho usbuuca toddobaad ee uurka 35 ama wixii ka dambeeya iyo inaad awood u yeelatay inaad akhrido macluumaadka waalidka ee jira oo aad saxeexday oggolaanshaha aad halkan kala soo bixi karto.

Keen ogolaashaha saxiixa dhalashada oo ay la socdaan waraaqaha kale ee ay umulisadu ku siisay.

macluumaadka waalidka

ogolaanshada